SahanPlus Recruitment Service 

Wuxuu kuu diyaariyey Macalimiin iyo Mudarribiin tayo iyo khibrad sare u leh dhammaan majaalaadka Aqoonta. Macalimiintan ayaa si joogto ah u qaata tababarro lagu hormarinayo xirfadooda macalinimo, sido kalena lagu kormeeraa  tayada Ardayga ay waxbarayaan iyo mihnadooda waxbarisba.

SahanPlus waxaad si joogto ah uga helaysaa Macalimiin bixiya Culuumta kala ah:

  • Macalimin Quraanka  Kariimka ah iyo Culuumtiisa 
  • Macalimiin bixiya Luuqadaha kala ah; Luuqadda Soomaaliga, Carabiga, Ingiriiisiga.
  • Macalimin bixiya dhammaan Mawaadda Iskuulada Azhariga iyo kuwa kaleba  ee Masar.

dhanka Madadaalada Waxa kuugu diyaar ah, Mudarribiin leh Xirfadaha Madadaalo sida:  Kubada, Sweeming/Dabaasha iyo gaynta caruurta Dalxiis-aqooneed.

Waxa kale ood ka heli kartaa SahanPlus Turjumaano xirfad u leh Turjumaadda luuqadaha Sida Caamiyada Masaarida, Carabiga iyo English-ka, kuuna fududaynaya dhanka Caafimadka, Dukaamaysiga, guryo kiraysigaa ama iibsiga iyo adeegyada la halmaala.

Soo codso, una soo dalbo si sahlan Macalin ku hubaysan Xirfad baris iyo Amaanaba, gudaha Dalka Masar iyo Dibadiisaba, Qaab Online ah iyo Mid caadi ah.

SahanPlus waa hagahaaga saxda ah ee Macalinka saxda ah ee Ubadkkaaga iyo Adigaba.

SahanPlus Recruitment Services ugu kaalay; AMAANO iyo HUFNAAN