
SahanPlus waxay u taagantahay fududaynta iyo helidda Macalimiin/ Mudaribiin tayo iyo khibrad sareba leh.

Shaqo iyo tababarsiin joogto ah. Soosaarista jiil ku sifaysan Aqoon iyo Akhlaaq wanaaguna waa astaanteena.

Aasaaskeenu waa khibrad iyo Aqoon. Astaanteenuna waa Daacadnimo iyo Hufnaan.
Qaar ka mid ah adeegyada SahanPlus!
SahanPlus waa madal casri ah oo u taagan haqabtirka baahida wayn ee loo qabo helitaanka Macalinmin/ Mudaribiin Aqoon, Khabrad iyo tayo sare leh, taas ooy waqtiyadan danbe adkaatay in si sahlan lagu helo. Shaqo iyo tababaro siin joogto ah Macalimiinta/ Mudaribiinta Aqoonta leh, Sidoo kaleh Soosaarida Jiil ku hubaysan Aqoon iyo Anshax wanaagsan.
Anagoo aaminsan inuu yahay Macalinku laf dhabarta iyo aasaaska waxbarashada Ardayga .

1
Fudaydinta helidda Bare khibrad iyo tayo sare leh si Online iyo Offline ah

2
Tayeyn, Tababarsiin iyo korjoogtayn bille ah tayada Macalinka

3
Lasocod iyo Qiimayn joogto ah heerka waxbarasho e Ardayga
Adeegyada kale

4
U Diyaarin ardayda Trainers dhanka (Sports, Swimmigs, Field trips) gudaha Masar

5
Mudaribiin koorsooyinka Muhiimka ah sida TOT, ICDL, iyo koorsoyinka la hal maala

6
Consultant/ Latalin iyo Caawin xarayn dhanka Iskuulada Waalidiinta iyo Ardayda dhanka Jaamcahadaha haboon

WAA MAXAY YOOLKEENU?

100+
Macalimiint tayo iyo khibradba leh

1k+
Arday helay barayaal tayo sare leh

1k+
Talosiin iyo jihayn waxbarasho iyo Barbaarin

100+
Tababaro